budul
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay. 2. Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe. 3. Wax la tumay oo budo laga dhigay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh budul

budli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg