buhabbuhayn
(m.dh)eeg buhabbuhee. ld bucabbucayn, bukabbukayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buhabbuhayn ↴
bucabbucayn [m.dh]
ld buhabbuhayn.
bukabbukayn [m.dh]
1. ld bukayn. eeg bukabbukee. 2. ld buhabbuhayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg