Bukur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Haruubka dhiil ama aagaan yar.
Bukur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Dhiil ama aagaan yar oo caanaha lagu shubto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukur ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg