bulac
(m.l)

ld mulac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulac

mulac [m.l] (-cyo, m.dh)
Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg