bulbul
(m.l)B. ku ah: cilmi aqoon aad u sarreysa loo yeesho.
bulbul
(m.dh)Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulbul ↴
coofaar [m.l] (-rro m.dh)
Lab libaax ama daanyeer, duq ah oo leh bulbul badan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg