Buldi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Bir dhagax iwm oo xarig dheer ku xiranyahay oo lagu cabbiro qotada biyaha badda, webiga iwm.


Buldi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -isay; -iyi)

Biyo bad, webi iwm qotodooda cabbirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buldi

buldiyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg