Bule
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.dh)Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bule ↴
daabbule | tabaabulyo tabaabulee | abaabule | bulayn | bulee |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

