Bulshee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-sheeyay, -sheysay)

1. (f.g) Qof bulshey ka dhigid. 2. (f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulshee

tabaabulshee | bulsheyn | diin-fedeysi | qayb bulsho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg