bulush
(m.l)Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulush ↴
shakamad [m.dh] (-do, m.l)
Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg