bunayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)1. Bun la shiilay cunid. 2. Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bunayso ↴
bunaysasho [m.f.dh]
eeg bunayso. ld bunaysad, bunaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg