Buntuq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buntuq ↴
saanad | banaadiiq | banaatiiq | bunduq | dhoombir | dumbuq | liifad | lixle | lixledheere |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg