Buqul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Haruub yar oo dhallaanka caanaha lagu siiyo; dhoqol.

Buqul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhiil yar oo caanaha loogu shubo dhallaanka; dhoqol.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buqul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg