Burbursan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

B. ah: caanaha lo'da ama ariga markay fariistaan.

Burbursan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la burburiyey ahaansho. ld burursan (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burbursan

burbursanaan | burbursanaansho | burursan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg