Buudhi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.

Buudhi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buudhi

buudhin | buudhis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg