Buufiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buufiye

halbowle-buufiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg