Buulley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.

Buulley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buulley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg