Buuxdhaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

Buuxdhaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buuxdhaaf

buuxdhaafi | buuxdhaafid | buuxdhaafin | buuxdhaafis | hoobso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg