Caabbiri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Jaadadka doonyada shiraaca leh midda ugu yar oo qaadi karta toddobaatan ilaa afar boqol jawaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caabbiri


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg