Caaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ugaar dabin loo dhigay dhankiisa u eryid iyadoo qaylo iyo sawaxan la samaynayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caaci ↴
caacid | caacin | geelcaacis | goocaacid | shucaacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg