Caalwaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'. 2. ld caalwaayid.

Caalwaa

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aayay, -ayday; -aayi)

Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalwaa

caalwaayid | caatibawaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg