Caanammaceeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanammaceeye

caanammacays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg