Caanannuug
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-gyo, m.dh)Ubad naasley oo aan weli naaska hooyadii ka go'in; naasnuug.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanannuug ↴
boojay | caanannuugnimo | caanonnuug | caanonnuugnimo | maaqul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg