Caataysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

1. Wax caato ah ahaansho. 2. Wax dallan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caataysan

caataysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg