Caataysii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Wax caato ah ka dhigid. 2. Wax dallan ka dhigid. ld caatee.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caataysii

caatayn | caataysiin | caataysiis | caatee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg