Cabayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. C. ah: haan qab ama argeeg ka samaysan oo loo diyariyay in caanaha lagu shubto. 2. Biyo, weel caanood lagu shubay oo yeeshay dhadhan la kahdo; cabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabayo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg