Cabeeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.

Cabeeb

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Cabeeb ku dhicid (lo'ama carruur).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabeeb

cabeebid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg