cadcadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)Wax gaballo yaryar ka dhigid. ld cadadee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadcadee ↴
cadadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld cadcadee.
cadcadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la cadcadeeyey ahaansho. ld cadadaysan.
cadcadeyn [m.f.dh]
eeg cadcadee. ld cadadeyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg