Caddaan-bisaliim

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna saddex dhibcood ku leh. ld saliim-bicaddaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bisaliim


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg