Caddaan-bishiis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna lix dhibcood ku leh. ld shiish-bicaddaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaan-bishiis ↴
shiish-bicaddaan |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

