Cadgooso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadgooso

cadgoosasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg