Cafash
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Alaab badan, duug ah, noocya badan isugu jirta oo aan qiimo lahayn. ld xafash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cafash ↴
xafash |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

