Cagaaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax si ay meel uga fogaadaan aad u cayrin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaaji

cagaajin | cagaajis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg