Cagaaryahan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.l)Dad qudaarta ku nool oo aan hilibka cunin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaaryahan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

