Cagadhabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Caga dhulka la dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagadhabo

cagadhabasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg