Cagsalaax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cudur geela cagaha ka gala oo aysan tuluddu ku joojin karin cagafta jirran, in ay dhulka ku xoqayso mooyee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagsalaax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg