calanwallee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

1. Calan ruxid. 2. Muddo barwaaqo iyo rayrayn ku noolaasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calanwallee

calanwalleyn [m.f.dh]
eeg calanwallee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg