caleemasaarid
(m.f.dh)

eeg caleemasaar². ld caleemasaar¹, caleensaar¹, caleensaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caleemasaarid

caleemasaar [m.l]
U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.

caleensaar [m.l]
ld caleemasaarid.

caleensaarid [m.dh]
ld caleemasaarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg