caleendhacsad
(m.l)

ld caleendhacsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caleendhacsad

caleendhacsade [m.l]
(bot.) Geedka lumiya ama ay ka hoobtaan caleemaha xilliyada qaarkood.

caleendhacsasho [m.f.dh]
eeg caleendhacso. ld caleendhacsad, caleendhaacsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg