callaqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax la callaqay noqosho.

callaqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

Wax la callaqay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh callaqan

callaqmid [m.f.dh]
eeg callaqan¹.

callaqnaan [m.f.dh]
eeg callaqan². ld callaqnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg