Calmo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-maday, -matay)

Wax si aad ah u jecleysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calmo

calmasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg