Calool-adag

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)

1. Adkeysi iyo dulqaad loo yeesho dhibaato. 2. Naxariis iyo jixinjix la'aan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calool-adag

calooladkaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg