calool-adayg
(m.l)ld calool-adkaan.
calool-adayg
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calool-adayg ↴
calooladkaan [m.f.dh]
eeg calool-adag. ld calool-adayg¹, calool-adkaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg