Caloolfayow

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-oobaa, -oobayd)

Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolfayow


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg