Caloolgal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Bilawga uurka haweenka, uurgal. 2. ld caloolgelid.


Caloolgal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Uur gelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolgal

caloolgelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg