Calooljileec

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma. 2. Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calooljileec


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg