calwi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Biyo, calow ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calwi

calwid [m.f.dh]
eeg calow².

calwin [m.f.dh]
eeg calwi.

calwis [m.l]
Wadaan aad u weyn.

dhooqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Biyo calwin. 2. Dhooqa wax marin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg