camalxumi
(m.dh)

Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camalxumi

camalxumaan [m.f.dh]
eeg camalxun. ld camalxumaansho, camalxumi, camalxumo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg