cambaaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)1. Cambaar u yeelid. 2. Cid ceeb iyo dhaliil ka faafin; dhaleecayn, ceebayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambaaree ↴
cambaarayn [m.f.dh]
eeg cambaaree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg