cambaarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambaarow ↴
cambaaroobid [m.f.dh]
eeg cambaarow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg