Canaab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Culays. 2. Daal badan oo la dareemo marka socod dheer la galo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canaab ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg